• Sat- Thur 8AM -9PM
  • +252 90 600001
  • info@kaadinstitute.edu.so
Kaad Institute
  • Home
  • About Us
  • Publications
  • News
  • Gallery
  • Contact Us

News

  • Home
  • News
  • October 30, 2021
  • 0 Comments

Daah-furka Daraasadda Wadada Garacad-Galkacyo-Galdogob

Waxaa maanta si rasmi ah deegaanka Garacad loogu Daah-furay Daraasadda Waddada Garacad, Gaalkacyo iyo Galdogob, taasoo qorshuhu yahay in la saaro laami tayo leh. Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka KAAD oo horay howlo uga soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa ku guulaystay qiimaynta lagu samaynayo waddada 3G. Daraasadda lagu samaynayo waddadaan oo muhiim u ah […]

Read More
  • October 14, 2021
  • 2 Comments

Dood cilmiyeed ku saabsan Sare u qaadida ka qaybgalka bulshada ee Doorashooyinka tijaabada ah ee golayaasha deegaanka Puntland

Machadka Cilmi baarista iyo daraasaadka ee KAAD ayaa magaalada Garoowe ee caasimada DPL ku qabtay Dood cilmiyeed ku saabsan Sare u qaadida ka qaybgalka bulshada ee Doorashooyinka tijaabada ah ee golayaasha deegaanka Puntland oo markii ugu horaysay ka dhacaysa Puntland iyadoo dadweynuhu ay codkooda dhiiban doonaan soona dooran doonaan golayaasha Deegaanka ee Puntland. Doodaan oo […]

Read More
  • April 16, 2021
  • 33 Comments

Machadka Daraasaadka ee KAAD oo Tababar u qabtay Golaha Sare (BOARD)ka ee shikadda Dekadda Garacad dhisaysa ee WADAAGSIN

Machadka Daraasaadka ee KAAD institute ayaa soo gabagabeeyey tababar soconayey 3 maalmood oo Machadku u qabatay golaha sare (BOARD)ka ee shikadda dekadda garacad dhisaysa ee WADAAGSIN Waxaana uu tababarkaan kaan ku saabsanaa xaga hogaaminta (leadership) iyo sare u qaadista aqoonta golaha ee maamulista shirkadaha wadaaga ah.

Read More
  • March 16, 2021
  • 1 Comment

kulan wadatashi oo ku aadan doorka Haweenka ee Doorashooyinka, hogaaminta Qaranka iyo hormarinta Nabadgelyada ayaa Machadka cilmibaarista KAAD ku qabtay Garoowe.

Machadka Cilmi baarista iyo daraasaadka ee KAAD ayaa soo gabagabeeyey shirweyne wadatashi ah oo kusaabsan sare u qaadista doorka Haweenka ee ka qaybgalka siyaasada, hormarinta Amaanka iyo arimaha bulshada kaas oo ay kasoo qaybgaleen haween ka kalayimid gobolada kaladuwan ee Puntland, xildhibaano, wasiiro iyo madax kasocotay haween waynaha Puntland. Shirkaan wadatashiga ah ayaa ay haweenku […]

Read More
  • September 22, 2020
  • 3541 Comments

Daah-furka machadka KAAD

Waxaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland si rasmi ah looga daahfuray Machadka Cilmi baarista iyo Tababarada ee KAAD oo dhawaan laga aasaasay Soomaaliya, waxaana daahfurkii xafladaan ka qaybgalay madax uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha Wakiilada Puntland, kuxigeenadiisa, wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin, aqoon yahano iyo madax kale oo katirsan dawlada Puntland ee Soomaaliya oo imika xarunta ugu wayn […]

Read More
  • June 12, 2020
  • 152 Comments

Xaflada Daah-Furka Machadka Kaad

A collection of textile samples lay spread out on the table.

Read More

Recent Posts

Meta

  • Log in
  • Entries feed
  • Comments feed
  • WordPress.org

Categories

  • Government (5)
  • News (6)

Tags

Analytics Business Consulting
img

The KAAD Institute (KI) is an independent, nonprofit research, training and consultancy institution dedicated to developing the human and institutional capacity of Somalia’s public and private sectors.

  • Garowe, Puntland Somalia
  • info@kaadinsitute.edu.so
  • + 252 90 5 069 991

Useful links

  • Success Stories
  • Careers
  • Events
  • Gallery
  • Services

Our Services

  • Consulting

Newsletter

Subscribe to our newsletter to receive latest news on our services.

loading...
Powered by TechSan Solutions – Developed by Eng. Muhamed A. Warsame. Copyright © 2020 All Rights Reserved Kaad Institute