• Sat- Thur 8AM -9PM
  • +252 90 600001
  • info@kaadinstitute.edu.so
Kaad Institute
  • Home
  • About Us
  • Publications
  • News
  • Gallery
  • Contact Us

Blog

  • Home
  • News
  • Daah-furka Daraasadda Wadada Garacad-Galkacyo-Galdogob

Daah-furka Daraasadda Wadada Garacad-Galkacyo-Galdogob

Posted on October 30, 2021 by Mohamed A. Warsame | 188 Views

Waxaa maanta si rasmi ah deegaanka Garacad loogu Daah-furay Daraasadda Waddada Garacad, Gaalkacyo iyo Galdogob, taasoo qorshuhu yahay in la saaro laami tayo leh.

Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka KAAD oo horay howlo uga soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa ku guulaystay qiimaynta lagu samaynayo waddada 3G.

Daraasadda lagu samaynayo waddadaan oo muhiim u ah Mashaariicda socda waxaa maalgalinaysa Shirkadda Wadaagsan oo gacanta ku haysa dhismaha dekadda Garacad.

Cabdiraxman Jaamac Kulmiye iyo Cali Cabdullaahi Warsame oo Wasiiro ka soo noqday Puntland, hadana madax ka ah Machadka KAAD ayaa balan qaaday iney dedaal badan gelinayaan, si loo helo waddo naqshad fiican loo sameeyay.

Wasiirka howlaha guud iyo Gudoomiye ku xigeenka Ha`adda PHA, duqa degmada Jariiban, Madaxda Wadaagsan iyo KAAD ayaa maanta wadajir u daah-furay Daraasadda.

0
Previous PostDood cilmiyeed ku saabsan Sare u qaadida ka qaybgalka bulshada ee Doorashooyinka tijaabada ah ee golayaasha deegaanka Puntland
img

The KAAD Institute (KI) is an independent, nonprofit research, training and consultancy institution dedicated to developing the human and institutional capacity of Somalia’s public and private sectors.

  • Garowe, Puntland Somalia
  • info@kaadinsitute.edu.so
  • + 252 90 5 069 991

Useful links

  • Success Stories
  • Careers
  • Events
  • Gallery
  • Services

Our Services

  • Consulting

Newsletter

Subscribe to our newsletter to receive latest news on our services.

loading...
Powered by TechSan Solutions – Developed by Eng. Muhamed A. Warsame. Copyright © 2020 All Rights Reserved Kaad Institute